Sacuudiga oo qabtay Soomaali iyo ajnabi kale oo daroogo gelinayey gudaha dalkaas

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Sacuudiga, Col.  Masfar Bin Qanam Al-Qurayni ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 25 eedeysane oo qaab dhuumaaleysi ah ku gelinayey dalkaas daroogo iyo Qaad Col.  Masfar Bin Qanam ayaa intaasi ku daray in eedeysanayaaaha lagu soo qabtay Hawlgalo ka dhacay gobolada Najraan iyo Jizaan ee K/Galbeed ee Sacuudiga oo u dhow … Continue reading Sacuudiga oo qabtay Soomaali iyo ajnabi kale oo daroogo gelinayey gudaha dalkaas